Deg Deg :- Qaar Ka Mid Ah Saraakiil Laga Xidhay Xisbiga Waddani Oo Saaka La Sii Daayay + Magacyadooda
Sanaagmedia

Deg Deg :- Qaar Ka Mid Ah Saraakiil Laga Xidhay Xisbiga Waddani Oo Saaka La Sii Daayay + Magacyadooda

November 23, 2017 12:46 pm in Features, News.  by .

Deg Deg :- Qaar Ka Mid Ah Saraakiil Laga Xidhay Xisbiga Waddani Oo Saaka La Sii Daayay + Magacyadooda

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay saaka sii deysay Xildhibaan

Maxamed Warsame Tima Cade iyo Dr Maxamed Yaasiin Oo shalay laga xidhay xisbiga waddani ayaa goor dhaweyd dib u helay xorriyadooda.

Labadan Sarkaal oo aanay xukuumaddu xadhigooda ka hadal ayaa waxa ay xisbiga waddani sheegeen in loo xidhay eedaymo ay ujeediyeen Gudida Doorashooyinka.

 [Deg Deg] :- Qaar Ka Mid Ah Saraakiil Laga Xidhay Xisbiga Waddani Oo Saaka La Sii Daayay + [ Magacyadooda ]

 

Dhaleecayn Badan ayaa loogu Jeediyay Xukuumadda Somaliland Xadhiga Labadaasi Sarkaal ee laga xidhay Xukuumadda Somaliland.

Doorashadii Ina Dhaaftay Ayaa waxa shacabka somaliland soo wajahday cabsi Laga Qabay Gudida Doorashooyinka, Hasayeeshee Waxa ay ku soo gunaanadeen Jawi Degan.

Share