Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatey Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo + Sawiro
Sanaagmedia

Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatey Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo + Sawiro

November 22, 2017 12:01 pm in Features, News.  by .

Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatey Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo + Sawiro

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta qasriga madaxtooyada ku bookhdey isla markaana uu kulan kula yeeshay madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilanyo

Kulankan labada madaxweyne dhex maray ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka madaxtooyada iyo hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye

 

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa dhawaan xilka si rasmi ah ugala wareegi doona madaxweyne Siilanyo oo xilka Somaliland haye 7 sanno ee ugu danbeeyey

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting, table and indoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 7 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 7 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

Share