Deg Deg :- Xukuumada Oo Iminka Xabsiga Dhigtey Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani .
Sanaagmedia

Deg Deg :- Xukuumada Oo Iminka Xabsiga Dhigtey Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani .

November 22, 2017 12:00 pm in Features, News.  by .

Deg Deg :- Xukuumada Oo Iminka Xabsiga Dhigtey Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani .

War deg deg ah oo goor dhaweyd soo gaadhey shabakada SanaagMedia.com waxaa uu sheegayaa in xukuumada Kulmiye ay goor dhaweyd xabsiga dhigtey Xildhibbaan Maxamed Warsame Caalin(Timacade )oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa kana mid ah Xisbiga WADDANI.

Lama garanaayo sababta loo xidhay balse arintan ayaa waxaa ka dhalan kara kicin iyo kacdoon ay sameeyaan taageerayaasha xisbiga Waddani

Image may contain: 3 people, people standing

 

Xidlhibbaankan ayaa la sheegay in uu ka mid yahay raga ugu cad cad xisbiga Waddani

Share