“DHIB HA FILANINA, GUULAYSTE KASTA OO LAGU DHAWAAQO WAANU SOO DHAWAYNAYNAA” MUSTAFE SHIINE
Sanaagmedia

“DHIB HA FILANINA, GUULAYSTE KASTA OO LAGU DHAWAAQO WAANU SOO DHAWAYNAYNAA” MUSTAFE SHIINE

November 21, 2017 2:49 pm in Features, News.  by .

“DHIB HA FILANINA, GUULAYSTE KASTA OO LAGU DHAWAAQO WAANU SOO DHAWAYNAYNAA” MUSTAFE SHIINE

Guddoomiyihii hore ee gobolka Maroodi-jeex Mustafe Shiine ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay isdejiyaan isla markaana aanay wax dhib ah filan.
Waxa uu sheegay in natiijo kasta oo soo baxda iyo cid kasta oo guulaysta ay aqbalayaan ka xisbi ahaan wixii cabasho ahna ay u marayaan hanaan sharciga waafaqasan.Image result for mustafe shiine

Mustafe Shiine ayaa qoraal kooban oo uu bartiisa Facebook-ga soo dhigay ku yidhi sidan:
“Dhib ha filanina, guuleysta kasta oo loogu dhawaaqo waanu soo dhawaynaynaa , hadanu saluugnana hay’adaha sharciga ayay u marayaan.”

Share