Deg Deg Magaalada Ceerigaabo OO Laga Mudaharaaday kadib Doorashadii Lagu Dhawaaqay iyo Ciidamo Tiro badan Oo lagu Soo Dayay Magalada
Sanaagmedia

Deg Deg Magaalada Ceerigaabo OO Laga Mudaharaaday kadib Doorashadii Lagu Dhawaaqay iyo Ciidamo Tiro badan Oo lagu Soo Dayay Magalada

November 21, 2017 3:16 pm in Features, News.  by .

Deg Deg Magaalada Ceerigaabo OO Laga Mudaharaaday kadib Doorashadii Lagu Dhawaaqay iyo Ciidamo Tiro badan Oo lagu Soo Dayay Magalada

Ceerigaabo(SanaagMedia)  War Deg Deg Ah  Kadib markii Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ku Dhawaaqeen Natiijada Doorashadii Somaliland Ka Dhacaday 13 Nov Ayaa Waxa Magaalada Ceerigaabo ka Bilowday Mudaharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Natiijadaasi Ay Gudida Komishanku Ku Dhawaaqeen Waxay Dadweyn Tiro badan Isugu Soo Bexeen Badhtamaha Magaalda Ceerigaabo In Kastoo Isla Daqiiqadihiiba Ciidamada Kala Duwan Oo Booliis iyo Milateriba Leh Magaalada Lagu Soo daayay Kuwaasi oo Dadka Rasaas U Adeegsaday Si Ay U Kala Dareeriyaan Iyadoo Dhaqaaqa Rasaas Goo goos Ah Magaalada Laga Maqlayay Mudo kadib markii Ciidanku Halkaasi Soo Gaadheen ‘

Ma Jiraan Ilaa Hada Wax Qasare Ah Oo Ka Dhashaqay Mudaharaadkaasi Hase Yeeshee Qaar kamida Dadweynaha Magaaladaasi Ayaa Ilaa Hada Wadooyinka Magaaladaasi Koox Koox U Sii Taagan

 

Wixii Warar ah Ee ka Soo Kordha fadlan kala Socda Wararkayaga Danbe

 

Image result for mudaharaad

Share