Wakhtiga Uu Furmaayo Fadhiga Golaha Wakiiladda Somaliland Oo La Mudeeyay
Sanaagmedia

Wakhtiga Uu Furmaayo Fadhiga Golaha Wakiiladda Somaliland Oo La Mudeeyay

November 20, 2017 1:55 pm in Features, News.  by .

Wakhtiga Uu Furmaayo Fadhiga Golaha Wakiiladda Somaliland Oo La Mudeeyay

Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa

waxa uu muduuyey wakhtigi uu furmi doono fadhiga caadiga ah ee golaha wakiiladu.

Xoghayaha ayaa sheegay in goluhu uu si rasmi ah u furmi doono 25.11.2017 oo ku beegan maalinta sabtida ee todobaadka soo socda

 

Halkan Hoose Ka Akhriso warqada lagu mudeeyey

No automatic alt text available.

Share