” Natiijada Doorashada Caawa Iyo Galabta Midna Lagu Dhawaaqi Maayo , Musharax Ciro na Waxba Muu Saxeexin.” Afhayeenka Xisbiga Waddani + Muuqaal
Sanaagmedia

” Natiijada Doorashada Caawa Iyo Galabta Midna Lagu Dhawaaqi Maayo , Musharax Ciro na Waxba Muu Saxeexin.” Afhayeenka Xisbiga Waddani + Muuqaal

November 20, 2017 12:09 pm in Features, News.  by .

” Natiijada Doorashada Caawa Iyo Galabta Midna Lagu Dhawaaqi Maayo , Musharax Ciro na Waxba Muu Saxeexin.” Afhayeenka Xisbiga Waddani + Muuqaal

Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi

Buubaa ayaa waxaa uu beeniyey warar ay warbaahinta qaar ka baahiyeen musharax Cabdiraxmaan Ciro

Afhayeen Buubaa ayaa beeniyey in saddex musharax ay saaaka kulan ku yesheen xarunta kominshanka doorashooyinka isla markaana laga saxeexay natiijada doorashada

Sidoo kale Afhayeen Buubaa ay si cad u cadeeyey in aaney jirin wax uu Musharax Ciro saxeexay isla markaana waxaa uu meesha ka saaray in natiijadii doorashada madaxtooyada lagu dhawaaqi doono galabta ama caawa

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

" Natiijada Doorashada Caawa  Iyo Galabta Midna Lagu Dhawaaqi Maayo  , Musharax Ciro na Waxba Muu  Saxeexin." Afhayeenka Xisbiga Waddani +[ Muuqaal ]

Share