Degaanka Buraan Ee Bariga Sanaag Oo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Putland Laga Dhigay Laguna Taageeray S/land Dhawacyo Ka Dhacay
Sanaagmedia

Degaanka Buraan Ee Bariga Sanaag Oo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Putland Laga Dhigay Laguna Taageeray S/land Dhawacyo Ka Dhacay

November 14, 2017 5:28 am in Features, News.  by .

Degaanka Buraan Ee Bariga Sanaag Oo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Putland Laga Dhigay Laguna Taageeray S/land Dhawacyo Ka Dhacay

Ceerigaabo(SM)  Dadka Degaanka Buraan Ee Bariga Gobolka Sanaag Ayaa Habeenimadii Isniinta Ku Mudaharaaday Maamulka Putland Kadib Markii Koox Wasiiro Oo Ka Socota Maamulkaasi Soo Gaadheen Degaankaasi Oo Tabasho Badan iyo Cadaalad Daro Ka Tirsanayay Putland

Mudaharaadkaasi Mudadii Uu Socday Waxa Dhaawc Ka Soo Gaadhay Wiil Dhalinyaro ah Oo Ka Soo Jeeda Dadka Degaankaasi Kaasi Oo Iminka Bosaaso Lagu Dabiibayo

Waxayna Sidoo Kale Dada Deganaasi Mudharaadkaas Ku Taageereen Doorashada Xorta iyo Xaalasha ah Ee Ka Socota Somaliland Iyagoo Muujinayay  calanka Somaliland Isla Markaasina Kor U Taagaya Oo Ku Dhawaaqaya Erayo Ay Ku Taagerayaan Somaliland  

 

Share