Warbixin: Haweenka Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay Xeerka Jinsiyadaha
Sanaagmedia

Warbixin: Haweenka Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay Xeerka Jinsiyadaha

November 5, 2017 8:29 pm in Maqaalo.  by .

Warbixin: Haweenka Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay Xeerka Jinsiyadaha

Haweenka Somaliland ayaa waxay walaac ka muujiyeen Xeerka jinsiyadda oo sheegaya in haddii haweenayda reer Somaliland ahi ay guursato nin ajinabi ah ay waayi doonto dhalashada dalkeeda. Sidoo kale xeerkan oo baarlamaanka Somaliland ay ansixiyeen sanadkii 2002dii ayaa waxa uu u damaanad qaadayaa haweenka ajinabiga ah ee ay soo guursadaan ragga reer Somaliland ina ay heli karaan dhalashada waddanka xittaa haddii haweeynayda la furo way sii haysan kartaa dhalashada Somaliland.

Link: https://www.youtube.com/watch?v=7p1bxbPgA6s&feature=share

Khaalid Foodhaadhi
Reporter: Saab TV
Hargeysa, Somaliland.
Khaalidfoodhaadhi@gmail.com

Mobile: +252634012548
Thank you.

Share