Tababare Gaurdiola muxuu ka yirii gushii weyneed uu Arsenal ka helay
Sanaagmedia

Tababare Gaurdiola muxuu ka yirii gushii weyneed uu Arsenal ka helay

November 5, 2017 7:04 pm in Features, Sports.  by .

Tababare Gaurdiola muxuu ka yirii gushii weyneed uu Arsenal ka helay

Kooxda Man City waxay 3-1 ku garaacday naadiga Arsenal kulankeedii ugu dambeeyay Premier League markalena kooxda Pep Guardiola naadi weyn ayay dhaga u laabtay.

Pep Guardiola ayaa ka hadlay guushii weyneed ee uu Arsenal ka helay wuxuuna yiri “Aadban ugu faraxsanahay inaan koox weyn sida Arsenal oo kale sedex dhibcood ka helnay kulan adag oo indhaha lagu wada haayay”

“Fursado badan ayaan abuurnay kulankaan sidoo kalena cayaarta waxay ahayd midd adag anagoo daal na haayay madaama aan Champion-ka maalmo ka hor Napoli lasoo cayaarnay”

“Waan guuleesanay waxaana helany sedex dhibcood oo qaali ah oo aan u qalanay waxaana cayaartooydeyda u rajeynaa inay kasoo laabtaan kulamada waajibaadka qaramada ayagoo caafimaad qabaan”

Share