Kulmiyow meeday dhawratdii abaarahu, meeday biyo galintii Xunboweyne iyo iibkii dekada
Sanaagmedia

Kulmiyow meeday dhawratdii abaarahu, meeday biyo galintii Xunboweyne iyo iibkii dekada

November 5, 2017 7:14 pm in Maqaalo.  by .

Kulmiyow meeday dhawratdii abaarahu, meeday biyo galintii Xunboweyne iyo iibkii dekada

WAA CADAAN IN TAAJIR, QURBA JOOG, GUDA JOOG LOO DAMQADAY BULSHADEENII ABAARTU KU DHUFATAY EE GELGELINTA SOO FADHIISTAY
LOO DAATAY CUDUR IYO ANFAC LAAN MUDH CAYDHA NOQDAY,MUCSUR QAAWAN KA FARA BAXAY
WIXII XOOLO AY LAHAAYEEN,
WAXA LOO BAAJAY XUSKII GOONI ISKU TAAGA SOMALILAND TII OO LOOGU
MAGAC DARAY SABATA BIXINTA DADKA CAYDHOOBAY EE ABAARUH SAAMEEYEEN, GOOBTII WAXA LAGU YABOOHAY TOBAN MILLION OO DOOLAR,
WAA CASIMADA HARGEISA IYO GOBOLADA HABEENKII U HOREEYAY,
DADKA WAXA KU DHUFTAY KALOORE LOOGU MAGAC DARAY SHUBAN BIYOOD,
BOQOLAAL MILYAN OO KALE SHANTA QAARADOOD SOMALIDA IYO SOMALILANDERS DAWLADAHA TURKIGA XALIIJA ISKANDIIFIYANKA IYO HEYADAHA
MADAX BANAAN EE GARGAARKA BINIAADANIMO WAY SOO GURMADEEN MOOD IYO RAASHIN
SUAASHU DAWLADAAY MEE MUCAAWINADII MASAAKIINTA ABAARTA IYO KALOORUHU KU HABSADAY?
WAA KAA KULMIYAHA DADKA KU LE WAXBAAN IDIIN QABAN DOONAA MUWAADIN,
MASHRUUCII EMAARAADKU LACAGTA KU BIXIYEY BIYO GELINTA CAASIMADA EE XUMBA WEYENE IYO GEED DEEBLE LACAGTII MALAAYIINKU MEE KULMIYE?
DEKEDII LAF DHABARTA U AHEYED NOLOSHA SOMALILAND LACAGTII AAD KU GADEEN AAWAY?
TIJAARTA YAR YAR EE SOMALILAND LACAGTII KOR LOOGU SOO QAADAYEY
EE BOQOLAALKA MILLION LAGU BIXI YEY MEE KULMIYE?
BIL GATE NINKA ADOONKA UGU TAAJIRSAN EE LEH SOFT WARE EE MAREYKANKA HA
MILLONKII UU DADKA DHIBANAYAASHA ABAARUHU WIIQEEN UGU DEEQAY
KULMIYE GAAL BAA TTVGA KA NAXAY DADKA MACALUUSAN ADNA WAAD QANIIMAYSATA SUMXAANA LAAH,KULMIYE
MEE?

KULMIYE DAMBIGA DALKA IYO DADKA KA GASHAY WAXAN AAD UGA CABSI QABAA
IN BOQORKU INOOGU CADHOODO EE BULSHADAAY IN AAN LA INAGU ROGIN
DUNUUBTA KULMIYE AAN KA DUCAYSANO
ALLAAHU MA NAJEYNAA SHARU DAALIMIIN.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI

Share