Saxafi C.raxmaan ilsar Oo Deeq Dhan 1087 Dollar Gaadhsiiyay Qoysas haysta Dad Dhimirka Wax Ka Qaba Curyaamiin iyo Kuwo Danyara(Sawiro)
Sanaagmedia

Saxafi C.raxmaan ilsar Oo Deeq Dhan 1087 Dollar Gaadhsiiyay Qoysas haysta Dad Dhimirka Wax Ka Qaba Curyaamiin iyo Kuwo Danyara(Sawiro)

July 10, 2017 12:37 pm in Features, Maqaalo, News, Sports.  by .

Saxafi C.raxmaan ilsar Oo Deeq Dhan 1087 Dollar Gaadhsiiyay Qoysas haysta Dad Dhimirka Wax Ka Qaba Curyaamiin iyo Kuwo Danyara(Sawiro)

 

Ceerigaabo(SM) Saxafi C/raxmaan Axmed ilsar Oo Deeq Dhan 1087 Dollar Oo Ay Soo Baxsatay Gabadh Muxsinada Oo Ku Nool Mid kamda Wadamada  Khaliijka Carabta Taasi Oo Ay U Soo Wakiilatay Maxamuud maxamed Cabdi Dheere Oo Ah Qurba jog Ka Soo jeeda Degmada Ceerigaabo Waxana Deeqdaasi La Gaadhsiiyay Qoysas Haysta Curyaamiin Dad Dhimirka Wax Ka Qaba Kuwo Xanuuno kale Hayaan iyo Dad Danyar ah Oo Ku Nool Xaafada Xafad somaal iyo Dayacan Ee magaalada ceerigaabo

 

Share