Sports
-
Ma Yeelayno In Ururo Dano Gaara Lagu Fushanaayo Naloo Adeegsado “ Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Eedyay Guddoomiyaha Ururka SOLJA
Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa soo bandhigay sababo uu sheegay inuu somaliland uga tagay.
Weriye Cabdimaalik oo saxaafada kula hadlay magaalada Jigjiga ayaa ganafka ku dhuftay hadalo ka soo baxay gudoomiyaha Solja oo la ...
Saturday, February 16, 2019
-
Mareykanka Oo Taageeradii Militari Ka Jaray Isbaheysiga Sacuudiga
Aqalka Hoose ee Mareykanka oo ay Dimuquraadiyiintu ku badan yihiin ayaa shaley go’aamiyey in in ay taageerada milatari ka jareen isbahaysiga uu Sucuudigu hogaamiyo ee Yemen ka dagaalamaya.
248 ayaa Haa ku codeysay qaraarka, h...
Friday, February 15, 2019
-
Arday Jaamacada Camuud Ee Borame Ka Socda Oo Dalxiis Ku Tegay Buurta Daallo
Daawo Arday Ka Socota Jaamacada Camuud Ee Borame Oo Dalxiis Ku Tegay Buurta Daalo
https://www.youtube.com/watch?v=xQveDzAFCJk&feature=youtu.be...
Wednesday, February 13, 2019
-
Daawo Agaasimaha Cusub Ee Cisbitaalka Ceerigaabo Oo Xilkii Kala Wareegay Agaasimhii hore
Daawo Agaasimaha Cusub Ee Cisbitaalka Ceerigaabo Oo Xilkii Kala Wareegay Agaasimhii hore
https://www.youtube.com/watch?v=gm-Q3ho2ZJQ&feature=youtu.be...
Monday, February 11, 2019
-
Gudoomiye Ciro Oo Iminka Magacaabis Sameeyey
Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu iminka magacaabey laba masuul oo xisbigaasi xilal ka qaban doona...
Monday, February 11, 2019
-
Deg Deg :- Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Iminka Xayiraad Ku Soo Rogtey Mid Ka Mid Ah Wargeys-yada Dalka Ka Soo Baxa .
Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex oo mudooyinkii ugu danbeysay gacanta ku haysay dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka xukun ka soo saartey dacwadaasi .
Maxkamada ayaa saaka amartey...
Sunday, February 10, 2019
-
Daawo Dowlada Hoose Ee Ceerigaabo Oo Dayactir Ku Samaysay Garoonka Diyaaraha Halkaasina Ku Soo Bandhigtay Gaadiidka Dabdamiska
Daawo Dowlada Hoose Ee Ceerigaabo Oo Dayactir Ku Samaysay Garoonka Diyaaraha Halkaasina Ku Soo Bandhigtay Gaadiidka Dabdamiska
https://www.youtube.com/watch?v=-k7O76hvLBM...
Sunday, February 10, 2019
-
Guddoomiyaha Dahabshiil Group Oo Ka Hadlay Muhiimadda Tartanka Orodka Dheer Ee Somaliland Oo Shirkaddu Qabatay
Shirkadda Dahabshiil Group oo kaashanaysa wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland ayaa qabatay tartanka Orodka Dheer ee Somaliland (Marathon) ee sanadka 2019.
Tartanka waxa ku baratamay dhallinyaro gaadhaysa 200oo ...
Saturday, February 9, 2019
-
Daawo Warbixin Sanad Kadib Maxaa Laga Fayday Macdanta Dahabka Buuraha Sanaag Laga Qodo
Daawo Warbixin Sanad Kadib Maxaa Laga Fayday Macdanta Dahabka Buuraha Sanaag Laga Qodo
https://www.youtube.com/watch?v=jhdfqBV4GGo&feature=youtu.be...
Friday, February 8, 2019
-
Baasaboor Ay Ku Mideysan Yihiin Wadamada Afrika Oo Maanta Lagu Soo Bandhigayo Addis Ababa
Shirka Madaxda Dalalka Afrika ee ka furmay magaalada Addis Ababa ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo bandhigo Baasaboor ka dhexeeya dhammaan wadamada qaarada Afrika.
Guddi uu Midowga Afrika u xilsaaray sameynta Baasaboorka ayaa ...
Friday, February 8, 2019
Next Page »
|
|