DEG DEG:Masuuliyiintii Ka Tirsanaa Xisbiga Mucaaradka Ah Waddani Ee Dhawaan Xukuumada JSL Xabsiga U Taxaabtay Oo Hada Xadhigooda Ka Hadlay.
November 28, 2019 - Written by admin

Masuuliyiintii Ka Tirsanaa Xisbiga Mucaaradka Ah Waddani Ee Dhawaan Xukuumada JSL Xabsiga U Taxaabtay Oo Hada Xadhigooda Ka Hadlay.

Mudo sagaal cisho ah oo ay ku xidhnaayeen xabsiga mandheera waxay mahad celinta shacabka Somaliland ee xadhigooda ka xumaatey iyo cidkasto ka qeyb qaadatey soo deyntooda oo ay umahad celiyeen iyo ciidamada policeka iyo Asluubta oo ay umahad celiyeen siday ula dhaqmeen , kadib kawarameen xadhigoodii siduu udhacay ,waxay lakulmeen iyo wixii lagusoo eedeeyay .

Khadar Cabdi Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani
Barkhad Batuun afhayeenka Xisbiga Waddani

Image may contain: 1 personImage may contain: 1 person, standing

COMMENTS