Wasiirka Beeraha Oo Hakiyay Shaqadii Uu U Hayay Bulshada Reer Somaliland
September 7, 2019 - Written by admin

Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in uu muddo laba toddobaad ah hakiyay shaqadii uu u hayay dadka reer Somaliland oo xafiiskiisa ugu imanaya si uu ugu adeego.

Wasiir Axmed Muumin Seed muu sheegin sababta laakiin warqad qoraal oo soo saaray ayuu ku sheegay arrintan

COMMENTS