Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Nuux Taani Ismaaciil Oo Gaadhay Ceerigaabo+ Ujeedka Socdaalkiisu Daaran Yahay.
July 19, 2019 - Written by admin

aliyaha ciidamada Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag.

Inkasta oo aan taliyuhu ka hadal socdaalkiisa haddana Ilo xogogaal ah ayaa ii sheegaya in taliyuhu halkaas u tegay dhamaystirka wadahadala Odayaasha Sanaag gadh wadeenka ka yihiin ee la doonayo in lagu heshiisiiyo xukuumadda Somaliland iyo taliyaha Jabhadda  kornayl Siciid Cawil Caarre. Oo Haatan Ku Sugan Degaanka Xamaas Ee Degmada ceerigaabo

COMMENTS