Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay kulan lagaga hadlaayo diwaangalinta ay soo wadaan la qaateen xisbiyada UCID Iyo Kulmiye .
Kulankan ayaan waxaan qeyb aan ka aheyn xisbiga Waddani oo ganafka ku dhuftey in uu kulankan ka qeyb galo maadama oo xisbiga Waddani codsadey in kominshankan la kala diro