Go’aano Laga Soo Saaray Xajka Sanadkan Ee Soomaaliya
May 17, 2019 - Written by admin

Gudi ay dowladda Soomaaliya u xilsaartey diyaarinta adeegyada xujeyda sanadkan ayaa soo saarey go’aano ku aadan arrintaas.

Guddiga ayaa shaaca ka qaaday shirkadihii ku guuleystey adeega Xajka sanadkan in ay bulshada Soomaaliyeed u qabtaan.

Guddiga ayaa sidoo kale go’aamiyey lacagta sanadkan xajka lagu aadayo oo ah 3600 oo dollar oo ah xidhmada cadaiga ah, iyo 5000 oo ah xidhmada sare.

COMMENTS