Xaaji Cabdi Waraabe Oo Goor Dhaweyd Geeriyoodey
May 10, 2019 - Written by admin

Xaaji Cabdikariim Xussen  Yuusuf ( Cabdi Waraabe ) oo ka mid ahaa odayaasha waa weyn ee udub dhaxaadka u ahaa Somaliland ayaa goor dhaweyd ku geeriyoodey magaalada Hargeysa  .

Xaajiga ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey-ba xaalad caafimaad u yaala cisbitaalada dalka

COMMENTS