Ciidanka Booliska Oo Ka Hadley Sababta Ay U Xidheen Xildhibaan Dhakool + [ Muuqaal
May 10, 2019 - Written by admin

Taliska ciidanka  booliska Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahiyey sababta ay  xalay xabsiga u dhigeen xildhibaan Dhakool oo ka mid ahaa mudanayasha golaha wakiilada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS