Hay’adda Cuntada Aduunka Ee FAO Oo Soo Saartay Warbixin Ku Saabsan Cimilada Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Maalmaha Soo Socda
April 21, 2019 - Written by admin

Hay’adda Cuntada Aduunka Ee FAO Oo Soo Saartay Warbixin Ku Saabsan Cimilada Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Maalmaha Soo Socda

 

Qoraalka FAO ayaa la raaciyey, saadaasha roobabka toddobaadka soo socda 18 April ilaa 24 April, sida jaantuska tilmaamayo ayaa muujinaya fursadaha roobab badan oo ka da’a dabayaaqada toddobaadkan Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya & deegaamda sarreeya ee Itoobiya.

Si kastaba ha ahaatee Saadaasha ay hay’adda Cuntada Aduunka (FAO) bixisay, ayaa yididiilo wanaagsan muujinaysa, waxaana loo baahan yahay in bulshada Somaliland ka faa’iidaystaan weeleynta raxmaadka Alle, una samaystaan keydad taasoo wax badan ka tari doonta dhinaca biyo-yaraanta dalka iyo dhigaalka dhaqaalaha kaga baxa bulshadeena helitaanka biyaha.

COMMENTS