Khataro Ayaa Ku Jira Xeerka Golaha Wakiillada Hor Yaalla…” Garyaqaan Mubaarig
April 10, 2019 - Written by admin

Garyaqaan Mubaarig ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in khataro badani ay ku jiraan wax ka bedelka lagu sameeyey xeerka ismamulka gobalada iyo degmooyinka ee baarlamaanka Somaliland la hor geeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS