Daawo :- Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Gaadhigii Gudoomiye Cirro Ee Xukuumada La Wareegtay .
April 7, 2019 - Written by admin

Xogo dheeraad ah ayaa waxaa laga helay gaadhigii Gudomiye Ciro ee xukuumada Somaliland la wareegtay , waxaana la helay warqado ay xukuumadu ugu ogolaaneyso in uu gaadhigaasi soo qaado Direys Ciidan oo ka yaalay ciidanka gudoomiyaha Kastamka Lawya Cado , isla markaana waxaa ay xukuumadu u sameysay Cashuur dhaaf

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS