Reer Berbera Oo Taageeray Ganacsade Axmed Geele Afhayeenka Madaxtooyada-na Siro Ka Sheegay
April 6, 2019 - Written by admin

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Berbera ayaa waxaa ay taageero u muujiyeen Ganacsade Axmed Cismaan geele oo khilaaf ka dhex qarxay dawlada Jabuuti , waxaana ay sheegen in dawlada Jabuuti ay lacag ay boobto dooneyso

Sidoo kale shacabka magaalada Berbera waxaa ay  siro ka sheegen afhayeenka madaxtooyada Somaliland ,waxaana ay masuulkaas ku sifeyeen mid ay ka raystay magaaladii Ceerigaabo ee uu ka  yimid oo ay ku sheegen in uu habeenkii guryaheeda Shiidi jiray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS