Daawo :- Afhayeenka Madaxtooyada Oo Ka Cararay Su,aalihii Warbaahinta Kadib Markii Uu Eedeyey Ganacsade Axmed Geele
April 4, 2019 - Written by admin

Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa markii uu dhameeyey qoraal uu warqad ka akhrinaayey oo uu eedeymo ugu jeedinaayey Ganacsade Axmed Cismaan Geele waxaa uu si badheedh ah uga cararay Su,aalihii ay Warbaahintu ka weydiin laheyd arinta uu ka Hadley

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS