“Ma Aqbalayno In Ganacsade Axmed Geele Loo Gacan Galiyo Jabuuti….”Ugaaska Beesha Ayuub + [ Muuqaal
April 3, 2019 - Written by admin

Ugaaska guud ee beelaha Ayuub ayaa sheegay in aaney marnaba aqbali doonin in Ganacsade Axmed Cismaan Geele loo gacan galiyo dawlada Jabuuti

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS