Dawlada Jabuuti Shirqool Ayey U Soo Maleegtay Somaliland ..” Siyaasi Ramaax
April 1, 2019 - Written by admin

Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Siyaasi Ramaax ayaa waxaa uu si  adag uga digay shirqool uu sheegay in dawlada Jabuuti ay u soo maleegtay Somaliland .

Ramaax ayaa sheegay in shirqoolkani uu yahay mid ay beelaha Somaliland iskugu direyso isla markaana ay dawalda Jabuuti ku ugaadhsaneyso Ganacsatada Somalilad ee dalkooda maal galiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS