Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood Iyo Sababta
March 25, 2019 - Written by admin

Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa uu saaka ku dhawaaqey in xukuumada Somaliland ay go,aansatey inay ruqsadii isgaadhsiinta kala noqoto laba shirkadood uu jabiyey qodobadii  heshiiska lagula galay

Wasiirka ayaa sheegay in labadan shirkadood oo kala ah National Link iyo  Africa Online kadib markii ay bixin waayeen cashuurtii isgaadhsiinta

COMMENTS