Golaha Deeganka Burco Oo Maanta Cabsho Geeyey Golaha Wakiilada Somaliland
March 25, 2019 - Written by admin

Golaha deeganka Burco oo uu hogaaminaayo maayarka Magaalada Burco ayaa waxaa ay maanta cabsho ka dhan ah xeerka cashuuraha deegamooyinka Somaliland u soo gudbiyeen golaha wakiilada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS