Deg Deg :- Wasiir Guribarwaaqo Oo Iminka Beeniyey In La Xidhay
March 25, 2019 - Written by adminWasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo oo caawa ka hadlaayey munaasibad ay qabsatey Jaamacada Gollis ayaa waxaa uu beeniyey warar la isla dhex maraayey 24 Sacadood ee ugu danbeeyey kuwaas oo ahaa in wasiirka loo xidhay arimo Musuq maasuq Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|