Ururka Islaamka Oo Ka Shirey Xasuuqii Masaajidda Ee New Zealand
March 22, 2019 - Written by admin

addamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka (OIC) ayaa shir deg deg ah ku yeeshay maanta magaalada Istanbul, ee dalka Turkiga, kaas oo ay kaga arrinsadeen xasuuqii dad ku cibaadeysanayay masaajiddo ku yaalla New Zealand loogu geystay Jimcihii hore.

Wasiirka arrimaha dibadda New Zeland, Winston Peters, ayaa u xaqiijiyay madaxdii kulankaasi in Muslimiinta ku nool New Zealand ay amaankooda iyo bad-qabkooda adkeynayaan.

COMMENTS