Warbaahinta Somaliland Oo Cabasho Ka Muujisay Afhayeenka Madaxtooyada + [ Muuqaal
March 14, 2019 - Written by admin

Qaar ka  mid ah  warbaahinta Somaliland ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen afhayeenka madaxtooyada Somaliland oo ay ku eedeyeen in uu warbaahinta madax banaan ka hor istaagey inay madaxweynaha ka duubaan warkii soo dhaweyntiisa .

Sidoo kale Saxafiyiintan ayaa waxaa ay wasiirka warfaafinta ugu baaqeen inuu soo kala dhex galo khilaafkan soo kala dhex galay warbaahinta iyo madaxtooyada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS