Deg Deg :- Wasiir Somaliland Oo Ah Oo Gaadhi La Qalibmay
March 14, 2019 - Written by admin

Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi  oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa  magaalada Oodweyne   oo maanta u kicitamay  magaalada Baligubadle ayaa waxaa uu gaadhi kula  dhacay jidka u dhaxeeya Baligubadle iyo Oodweyne

Wasiirka  oo la Hadley tvga Eryal ayaa sheegay in uu bed qabo   oo cid wax ku noqotey aaney jirin balse gaadhigu uu Burburey , wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in deeganka uu gaadhigu kula dhacay ay tahay Bali Kaliil

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS