“ Waxaa Maanta Muuqata Dhamaan Astaamihii Lagu Garan Jiray Dawladaha Dumaya ..” Xoghayaha Xisbiga Waddani
March 12, 2019 - Written by admin

Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu cadeeyey in xukuumadu ay aargoosi cadow tinimo ka muuqato ay ku  hayso taageerayaasha xisbiga Waddani

Sidoo kale xoghayaha ayaa waxaa uu sheegay in maanta dalkeena ay ka muuqdaan dhamaan astaamaha lagu garto dawlaha duma

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS