Deg Deg :- Xisbiga Waddani Oo Iminka Mid Mid U Soo Bandhigay Fadeexadihii Ku Gadaamnaa Shirka Kulmiye
February 27, 2019 - Written by admin

Afhayeenka Guud ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu si adag uga Hadley shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye dhawaan ku qabsadey magaalada Borama

Afhayeen Barkhad ayaa waxaa uu mid mid u soo bandhigay fadeexado uu sheegay in ay ku gadaamnayeen shirkaasi  , sidoo kale waxaa uu si adag u dhaliilay hadalo madaxweyne Biixi ka soo baxay  xili uu khudbad u jeedinayey xubnaha golaha dhexe

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS