Ex Wasiir Samsam Cabdi Aadan Oo Iska Dhex Weyday Liiska Kaadhadhka Golaha Dhexe Ee Kulmiye .
February 25, 2019 - Written by admin

Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa waxaa ay iska dhex weyday liiska xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo saaka shir uga furmaayo magaalada Borama .

Samsam Cabdi Aadan wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland isla markaana ahaa xubnihii ugu cad cadaa olalaha xisbiga Kulmiye ayaa maanta dibad joog ka ah shirka xisbiga Kulmiye isla markaana aan  gabi ahaanba ka qeyb gali doonin  shirkaas

Warar ay heshay Ilaysnews.com ayaa sheegay in Ex Wasiir Samsam ay golaha dhexe ee Kulmiye ay ugu jirtey markii hore xilka wasiir-nimo

COMMENTS