Daawo :- Wariye Axmed Cabdi Nuur Oo Ka Fadhiistey Shaqadii Idaacada BBC-da Iyo Arimihii Ugu Layaabka Badnaa
February 16, 2019 - Written by admin

Axmed Cabdinuur ayaa BBC-da ku soo biiray bishii June ee sanadkii 1996 wuxuuna noqday weriyaha Laanta Afka Soomaaliga ee magaalada Muqdisho. maadaama ay BBC-da soo wareejineyso barnaamijyadeeda ka imaan jiray London waxa shaqada ka tagaaya inta badan shaqalihii raadiyaha ee ka howl gali jiray xaruunta London.

waxaan idin soo gudbineynaa wayihiisa weriyo nimo intii uu la joogay laanta afka soomaaliga ee BBC iyo waxyaabihii u la soo kulmay intii uu saxaafada ku soo jiray.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS