Xisbiga UCID Oo Mid Mid U Shaaciyey Dhaqamo Cusub Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi La Soo Baxdey
February 11, 2019 - Written by adminXoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Md Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa waxaa uu mid mid u shaaciyey dhaqamo cusub oo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi la soo baxdey . Sidoo kale Md Yuusuf waxaa uu si adag uga Hadley isla markaana uu xaaraan ku tilmaamay xukun shalay maxkamadu ku ridey Wargeyska Foore Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|