Deg Deg :- Deyntii Xukuumada Siilanyo Wareejisay Oo La Shaaciyey
February 4, 2019 - Written by admin

Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu maanta guddida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka ee golaha wakiilada maanta uu markii ugu horeysay u sheegay xadiga ay leegtay lacagta deynta ah ee ay xukuumadii Siilanyo ku wareejisay xukuumada madaxweyne Biixi .

Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka Xildhibaan Buubaa ayaa shaaciyey in wasiir Sacad u sheegay in Xukumadii Siilanyo ku wareejisay lacag dhan 80 Milyan Oo Dollar isla markaana xukuumada Biixi la daalo dhaceyso bixinta deyntaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS