Deg Deg :-Somaliland Wasiir Hore Oo Mushaharkii Laga Joojiyay
February 2, 2019 - Written by adminGuddida Tacliinta Sare ee wasaarada waxbarashada Somaliand ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay gabi ahaan-ba ay mushaharkii ka joojiyeen wasiirkii hore ee maaliyada Md Yuusuf oo guddidaas ka mid ah kadib markii uu xafiis-kiisa ka soo shaqo gali waayey Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|