Geel Jire Oo Shaaciyey Xisbiga Uu Ku Biiri Doono
January 28, 2019 - Written by adminTelefishanka Eryal Tv ayaa waxaa uu wareysi xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaya uu ka qaadey Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo dhawaan xisbiga Kulmiye uu xisbigaasi ka saaray Su,aalihii Cabdilaahi Geel Jire la weydiiyey waxaa ka mid ah xisbiga uu ku biiri doono mar hadii laga saarey xisbiga Kulmiye waxaana uu cadeeyey in labada xisbi ee dalka ka jira ee Waddani iyo UCID uu midkood uun ku biiri doono oo aaney jirin ba xisbi kale oo uu ku biiraaba Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wareysigan
COMMENTS
|