“Mayar Soltelco Dalka Wuu Ka Baxay Yada Oo Badhis Ku Socoto…” Xog-Hayihii D.H.H
January 25, 2019 - Written by admin

Xoghayihii dawlada hoose ee Hargeysa oo dhawaan xilkaasi laga qaadey ayaa waxaa uu sheegay in uu Hargeysa ka dhoofay mayaarkii caasimada Hargeysa xili ay baadhis ku socoto dawlada Hoose ee Hargeysa oo uu hanti dhawr ku ku wado

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS