Booqashadaasu sawaxanka iyo cadhada faqashtii iyo wixii la socday ku dhex abuurtay,
January 18, 2019 - Written by admin

Booqashadaasu sawaxanka iyo cadhada faqashtii iyo wixii la socday ku dhex abuurtay,

ou can’t imagine. Waxaan xusuustaa berrigii ay Jendayi Frazer, US State Department Under-Secretary for Africa ay Somaliland soo gadhaay, iyo sidii ay faqashtu u suuxday..Waa tii tobon laabkeed. Markay eryeen Haysom ayey iska dhaliyeen “own goal”, markaa ilaa iyo bisha dhamaadkeeda, iska sudh. Waan ogahay in ay dad farabadan ka soo galeen shabakada Soomaaliya, lakiin, waxaa loo baahanyahay in runta la tuso, oo la qanciyo. Somaliland socotay. Somaliland iyo Soomaaliya waa laba dal oo jaar ah.

COMMENTS