Puntland Oo Amaawiir Culus Iyo Xayiraad Duldhigtay Weriye Caan Ka Ah Somaliya
January 17, 2019 - Written by admin

Wasaarada Warfaafinta maamulka Puntland ayaa waxaa ay Amaawiir ay dul dhigeen Wariye Cumar Faruuq oo ku sugan magaalada Garoowe kaas oo ay sheegen in aanu wax shirar ah ku qaban Karin Magaalada Garoowe

COMMENTS