Deg Deg :- Hanti Dhawraha Somaliland Oo Galabta Albaabada Iskugu Dhuftey Dawlada Hoose Ee Hargeysa Baadhis-na Ku Bilaabay
January 16, 2019 - Written by admin

 

Hanti Dhawraha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu galabta baadhis deg deg ah ka bilaabey dawlada Hoose ee Hargeysa isla markaana waxaa uu albaabada iskugu dhuftey isla markaana uu qufushay dhamaan xafiis-yada uu baadhista ka bilaabaayo

Hanti dhawraha guud oo warbaahinta la Hadley waxaa uu sheegay in uu baadhis buuxda ka bilaabay xarunta dawlada Hoose ee Hargeysa

Fiir Gaar Ah : Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan

COMMENTS